Dhagaxtuur waxaa laga yaabaa in maanta dad badan oo soomaliyeed ayasan oa qoon ama asan war uhayn taariikhda Dhagax tuur ma mida somaliyeed oo dhan hadaba waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa taariikhda halgamaagii soomaliyeed ee Dhagactuur .
Dhagax tuur waxay ehayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska
oo markaas heestay dalka oo dhan.Aas aasihii S Y L cabduqaadir
sakhaawudiin ayaa gacan wayn ka gaystey siduu ugu dhaadhicin lahaa
gumaysiga in Soomaalidu ay joogto waqtigii ay xur noqon lahayd.
Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub
in oo si weyn ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya.
Mudaaharaadyo
balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday
gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii
gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay,
isla markaas neh waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku
tuuraan askartii ingiriiska, waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo
qiyaas ahaan 50qof ku dhaawacmatay, 2 qof neh ku geeriyootay.askartii
ingiriiska neh 5 aa uga dhi matay gumeys tahay
0 comments:
Post a Comment